More

    Dhallinyaro abaal-marin ku helay nadiifinta xeebaha Muqdisho

    Published on:


    Muqdisho — 
    Koox dhallinyaro Soomaali ah oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa isku xil saaray inay nadiifiyaan deegaanka ku hareeraysan badda, iyagoo toddobaadkiiba hal maalin isa soo uruursada si ay xeebta Muqdisho u soo nadiifiyaan.Dhallinyaradan oo aan caawimaad muuqata cidna ka helaynin, ayaa bilihii ugu dambeeyay waxay ururiyeen 2 million oo kilogram oo qashin ah.Dadaalkoodaasi waxay ku mutaysteen biladda abaal-marinta dadka sida tabaruca ah ku shaqeeya ee carabta ee loo yaqaano (Arab Volunteer Award) oo lagu bixiyo magaalada Beirut, caasimadda dalka Lebanon.Maxamed Sheekh Nuur ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho. Sahra Ciidle Nuur ayaa soo jeedineysa.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here