22.9 C
New York

Deegaano ka tirsan Awdal oo duurjoogta ay haraad ugu dhimanayaan

Published:

[ad_1]

Boorama — 
Deegaano ka tirsan gobolka Awdal ayaa maalmahan laga soo sheegay in duurjoogta qaarkood ay haraad u dhimaanayaan xilli ay sii kordhayaan dhibaatooyinka ka dhasha isbaddalka cimilada.
Wariyaha VOA-da Haashim Sheekh Cumar Good ayaa arrinkaasi ka waraystay isku duwaha wasaarada deegaanka iyo isbedelka cimilada ee gobolka Awdal Cabdiwahaab Xuseen Muumin.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img