More

    Wareysi: Intee le’eg tahay dhibaatada deegaanka dhulka Soomaalida?

    Published on:


    Muqdisho — 
    Maalinta deegaanka adduunka ayaa sanad walba la xusaa 5-ta bisha June maanta oo kale, waxaana lagu dhiirigeliyaa wacyigalinta iyo wax qabadka ilaalinta deegaanka.
    Fariimaha maalintan waxaa taageera ururo badan oo aan dawli ahayn, ganacsiyo, hay’ado dawladeed, waxayna u taagan tahay maalinta koowaad ee wacyigelinta Qaramada Midoobay ee dhinaca ilaalinta deegaanka.
    Soomaaliya waxay ka mid tahay meelaha isbedelka cimilada uu saameynta xun ku yeeshay deegaanka, sida abaaro soo noqnoqda, iyo roobab daadad wata, iyadoo dhinaca kale xaalufka dhirta uu sii socdo.
    Maxamed Colaad Xassan ayaa xaaladda arrimaha deegaanka ee dhulka Soomaalida ka wareystay Faarax Maxamed oo bartay arrimaha deegaanka kana faallooda.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here