Dadweyne isugu soo baxay qubuuraha Iskuul Booliisiya ee Muqdisho

0
159


Muqdisho — 
Dadweyne fara-badan ayaa maanta iskugu soo baxay agagaarka akadamiyada booliiska ee Muqdisho iyaga oo doonaya inay helaan xog ku saabsan sida ay ula bixi karaan maydadka ehelladooda ku aasan qabuuraha dugisga booliiska.
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay doonayso inay la wareegto dhulkaasi si ay uga dhisto saldhig ciidan, waxayna amartay in meydadka laga saaro qabuuraha.
Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here