25.6 C
New York

Soomaaliya oo looga dabaal-dagay munaasabadda Ciidul-Adxaa

Published:


Guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool Soomaaliya, Soomaalida Kenya, tan Itoobiya iyo Jabuti ayaa maanta oo Axad ah u dagaal-dagay munaasabadda maalinta Ciidul-Adxaa.
Madaxweynaha iyo Ra’isulwasaaraha Soomaaliya ayaa si isku mid ah hambalyo ku aaddan munaasabadda ciiddan u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo diray, Xasan-kafi Qoyste.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img