21 C
New York

Kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya oo u baaqday kooram la’aan

Published:


Muqdisho — 
Kulankii labaad ee kalfahdiga shanaad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta baaqday maalmo uun kadib markii ay soo xaadiri waayeen tiro buuxda ee aqlabiyadda loo baahnaa.
Arrintan ayaa imanaysa iyaodo xildhibaannadu ay tododbaadkan uun ka soo labateen fasax dheer oo ay ku maqnaayeen.
Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img