20.6 C
New York

Beer lagu xannaaneeyo digaagga oo laga hirgeliyay Hargeysa

Published:


Ganacsato ku nool magaalada Hargeysa ayaa marki ugu horreysay ku guuleystay in ay magaalada ka hirgeliyaan, beer lagu xannaaneeyo digaaga, oo soo saarto ukun ama beedka loo iib-geeyo suuqyada Hargeysa iyo meelo kale oo ka tirsan Somaliland.Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray, Xamza Cali Jeesto.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img