26.8 C
New York

Wefti ka socda Sucuudiga oo booqasho ku tegey Muqdisho

Published:


Ciidamada dawladda ayaa adkeeyay amaanka caasimadda iyada oo meelaha qaar isku socodka uu adkaa.
Wafdi ka socda dawladda Carbeed ee Sucuudiga ayaa maanta soo gaaray magaalada waxa ayna tageen xarumo Dawladeed oo muhiim ah, Sida xeryaha ciidanka xoogga dalka.
Warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa innoo haya weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img