20.8 C
New York

Barn. Martida Makarafoonka: Cabdulqaadir Xuseen Maax

Published:


Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdulqaadir Nuur Xuseen Maax oo ah qoraa iyo bare soona noqday Guddoomiyaha Akadeemiyadda Af-Soomaaliga oo ka hadlaya taariikhda Maalinta Calanka iyo wacyiga dhallinyarada xilligan iyo calanka Soomaaliya. Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img