21.2 C
New York

Dowladda Federaalka oo tallaabo u qaaday sugidda amniga badda

Published:


Muqdisho — 
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha Xarunta Badbaada iyo Samata-Bixinta Dhibaatooyinka ka dhaca Badda Soomaaliya ee loo soo gaabiyo (MRCC).Xaruntan ayaa mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ay sheegeen in ay muhiim u tahay dadaalka ay dowladdu ku dooneyso in ay ku xaqiijiso sugidda amniga badda Soomaaliya, iyo sidoo kale in ay tayeyneyso in la helo xarun wax ka qabaneysa xaaladaha degdega ah ee ka dhaca Badda.Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa warkan noo haya.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img