20.1 C
New York

Jubaland oo faah-faahin ka bixisay dagaalkii Raaskamboni

Published:


Kismaayo — 
Maamulka Jubaland ayaa Arbacadi sheegay, in ay dib ula wareegeen deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubada Hoose, kadib dagaal shalay halkaasi ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka Jubaland.
Dowladda Federaalka ayaa iyana sheegtay in ay ku amartay ciidamadii halkaas joogay in aysan dagaal la gelin cid aan ka aheyn maleeshiyada Al-Shabaab.
Warbixintan waxaa Kismaayo ka soo diray, Aadan Maxamed Salaad.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img