27.8 C
New York

Cabdi Xashi oo ka tacsiyeeyay geerida Lul Jeylani

Published:

[ad_1]

Nairobi — 
Waxaa la soo gaba gabeeyay tacsidi Allah ha u naxariistee, fannaannadi weyneyd ee Hobollada Waabari, Lul Jeylani Cali oo todobaadki hore ku geeriyootay dalkan Mareykanka.
Dadki sida gaarka ah u yaqiinnay Lul ayaa waxaa ka mid ahaa, Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, Cabdi Xashi Cabdullahi oo horay u soo noqday Maareeyaha Tiyaatartka Qaranka ee Muqdisho.Wuxuu Nairobi ugu warramay, wariyaha VOA-da, Yasin Cise Wardhere.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img