20.9 C
New York

Markab dagaal oo Turkigu leeyahay oo kusoo xirtay dekadda Muqdisho

Published:


Muqdisho — 
Markab kuwa dagaalka ah oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa maanta kusoo xirtay dekadda magaalada Muqdisho.
Arrintan ayaa imanaysa toddobaadyo uun kadib markii Soomaaliya iyo Turkigu ay kala saxiixdeen heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha ee labada waddan.
Markabka korkiisa waxaa ka hadlay madaxeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in imaatinka markabkaas uu ka dhigan yahay inuu mira-dhalay heshiiskaas lala galay Turkiga.
Xuseen Barre ayaa faah-faahinaya.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img