19.9 C
New York

Saameynta daadka ka dhashay roob ka kala da’ay Hiiraan iyo J.Hoose

Published:


Roobka xilliga guga oo ilaa toddobaadkii la soo dhaafay si goos goos ah uga da’ayay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saameyn ku yeeshay xaafadaha qaar, gaar ahaan kuwa u dhow meelaha biyo mareennada ah.
Warbixinta waxaa magaalada Baledweyne ka soo diray Wariyaha VOA, Xuseen Xasan Dhaqane.

Dhinaca kale, deegaannada Jubbaland ayaa roobka guga oo ka curtay waxa uu markale saameeyn beeralleeyda deegaannadaasi oo kasoo kabanayay fatahaaddii dabayaaqadii sanadkii hore ku dhuftay.
Haddaba, saameyn intee la’eg ayuu roobkaasi ku yeeshay beeraleeyda deegaannada Jubbaland.
Warbixintan waxaa Kismaayo ka soo diray Wariyaha VOA, Aadan Maxamed Salaad.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img