25.2 C
New York

Wareysi: Xaaladda dagaal beeleedka ka qarxay Galmudug

Published:


Dhuusamareeb — 
Tobannaan qof ayaa dhimatay kuna dhaawacmay dagaallo ka dhacay inta u dhaxaysa Xeraale Iyo Cabuudwaaq oo ka tirsan Gobalka Galgaduud maalmihii laoso dhaafay.
Dagaalka ayaa u dhaxeeyay maleeshiyaad laba beelood oo degaanka wada degga.
Wasiirka Warfaafinta Galmudug Abshir Cabdi Shiqow ayaa VOA uga waramay xaaladda dagaalka. Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kariye ayaa magacaabay guddi wasiirro ah oo ka shaqeeya nabadda labada dhinac.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img