Faaqidaadda: Isbeddelka lagu sameeyey muddo xileedka madaxweynaha Jubaland

0
176


Kismaayo — 
Barnaamijka Falanqeynta Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isbeddelkii xildhibaanada ay ku sameeyeen dastuurka Jubaland, kaasi oo u ogolaanaya in madaxweynaha uu xilka u tartamo wax ka badan laba muddo xileed, sidoo kalena muddada xilka madaxweynaha looga dhigay shan sano.Waxaa soo jeedinaya Aadan Maxamed Salaad oo ku sugan Kismaayo.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here