21.1 C
New York

Warshad soo saareysa haamaha oksejiinta oo laga furay Boosaaso

Published:


Boosaaso — 
Wasaaradda Caafimaadka Puntland, ayaa la wareegtay warshad soo sari doonta haamaha oksejiinta loo adeegsado caafimaadka, warshaddaan oo ay maalgeliyeen ganasatada Boosaaso.
Isuduwaha wasaaradda caafimaadka Puntland qeybteeda gobolka Bari Siciid maxamed Waraabe ayaa idaacadda VOA-da u sheegay in warshadaan oo baahi loo qabay ay soo saari doonto oksijiin loogu talagalay caafimaadka taasoo markii hore bukaanada lacag looga qaadi jiray.
Wariyaha VOA-da ee Boosaaso, Yusuf Maxmuud ayaa wareystay Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Puntland qeybteeda gobolka Bari, Siciid Maxamed Waraabe.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img