Cadaado —
Sannadihii ugu dambeeyay waxaa aad ugu soo badanayay Soomaaliya, dadka ay soo ridanayaan xanuunnada ku dhaca maskaxda.Haddaba maxay tahay sababtu? Su’aashi iyo kuwo kale ayuu Nur Hassan Nur weydiiyay Dr. Abdirahman Ali Awale oo ku magac-dheer Dr. Xabeeb.
Diktoorka ayaa marka hore ka jawaabaya, hadafka ay u fureen isbitaal lagu daweynayo dadka qaba xanuunnada dhimirka oo uu ka hirgeliyay magaalada Cadaado ee gobolka Galgudud.