More

    Wareysi: Maxaa Soomaaliya ku badiyey xanuunada dhimirka?

    Published on:


    Soomaaliya waxaa lagu tiriyaa waddamada ay xanuunnada dhimirku ku badan yihiin, dhibaatooyinka xasilloodi-darrada iyo baahida raagtay dartood.Haddaba qayb ka mid ah waraysi aanu la yeelanay Dr. Faaduma Sheekh Cali Jimcaale oo ku takhasustay cudurrada dhimirka kana soo shaqaysay deganano kala duwan ayey kaga hadashay noocyada xanuunnada dhimirka.Waxay u warrantay Haaruun Macruuf.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here