25.7 C
New York

Bulshada Raydika oo ka walaacsan hubki dhawaan lagu waayay Galgudud

Published:


Bulshada Rayidka ah iyo dadka ka faallooda amniga ayaa walaac xoogan ka muujiyay hubkii dhawaan la doonayay in lasoo geliyo Soomaaliya ee galay gacanta shacabka.Dhacdadan ayaa loo arkaa mid leh dareen aan fiicnayn xilli dhawaan Soomaaliya laga qaaday cuna qabataynya hubka. Warkan waxaa Xamar kasoo diray, Cabdulqadir OK.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img