33.2 C
New York

Beelo ka dagaalmay oo Mudug oo nabadeyn laga dhex sameeyey

Published:

[ad_1]

Gaalkacyo — 
Mas’uuliyiinta Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Gaalkacyo waxay nabadeyn ka dhex sameeyeen beelo ku dagaalamay deegaanka iyo dilal siyaabo kala duwan uga dhacay gobolka.Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixintan Gaalkacyo ka soo diray.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img