24.9 C
New York

Puntland oo nasiib darro ku tilmaamtay go’aanada shirkii Golaha Wadatashiga

Published:

[ad_1]

Garoowe — 
Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo uu shir gudoominayay Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa nasiib daro ku tilmaamay go’aanka ka soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee shalay lagu soo geba-gebeeyay Muqdisho.Madaxdan ayaa ku heshiiyay qorshaha geedi socodka bilaabista doorasho qaran oo qof iyo cod ah, oo lagu sii billaabayo bilaha June iyo September ee sanadkan 2025-ka Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka.Warbixintan waxaa Garowe ka soo diray Nuux Muuse Birjeeb.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img