25.1 C
New York

Shirka suxufiyiinta iyo saraakiisha amniga oo ka furmay Garoowe

Published:

[ad_1]

Garoowe — 
Magaalada Garoowe waxaa Sabtidii ka furmay shir ay ka qeyb galayaan saxafiyiin ka socota warbaahinta iyo saraakiisha dhinaca amniga, kaas oo looga hadlayo doorka warbaahinta, dhowrista xorriyadda saxaafadda iyo ka hortagista wararka been abuurka ah.Wariyaha VOA-da ee Boosaaso Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa shirkan ka wareystay gudoomiyaha Ururka Warbaahinta Puntland, Maxamed Daahir Caynsane.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img