25.2 C
New York

Wareysi: Musharrax Madaxweyne Muse Bixi Cabdi

Published:


Hargeysa — 
Maalmihi lasoo dhaafay waxay VOA-da idiin soo gudbiyay, wareysiyo ay la yeelatay laba ka mid ah saddexda murashax ee ku tartami doonta, doorashada madaxtinimada ee Arbacada berrito ah ka dhidi doonta Somaliland.Haddaba, maanta waxaan idiin heynaa wareysi ay wariyaha VOA-da, Sahra Ciidle Nur magaalada Hargeysa kula yeelatay, Madaxweynaha Somaliland Muse Bixi Cabdi, oo ah murashaxa xilka madaxweynaha ee xisbiga Kulmiye.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img