More

    Wararki ugu danbeeyay ee dabka Los Angeles

    Published on:


    LOS ANGELESE — Shaqaalaha dab-damiska gobolka California iyo kuwa dowladda federaalka Mareykanka ayaa wali la halgalamaya daminta dabki ugu weynaa uguna khasaaraha badnaa ee ka dhaca magaalada Los Angeles ee gobolka Califronia.Sida ay xaqiijiyeen saraakiisha, in ka badan 10 qof ayaa la xaqiijiyay in dabkani ay ku dhinteen, iyadoo laga digay in tirada ay intaasi ka badan karto.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here