19.9 C
New York

Hoggaanka militariga Soomaaliya iyo Mareykanka oo ku kulmay Muqdisho

Published:


Muqdisho — 
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Brigadier General Ibraahim Sheekh Muhyadin ayaa shalay magaalada Muqdisho kula kulmay, Taliyaha howlgalada Gaarka ah ee ciidamada Mareykanka Colonel David Haskell.
Warbixin kooban oo kullankaasi ku saabsan waxaa inoo haya Maxamed Colaad Xassan.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img