27.7 C
New York

Soomaaliya oo codsatay in la soo geba-gebeeyo howlgalka UNSOM

Published:


Muqdisho — 
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Qaramada Midoobay in aan dib loo cusboonaysiin Qaraarka tirsigiisu yahay 2705 ee uu ku howlgallo Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).Qaraarkan ayaa waqtigiisu ku egyahay bisha December ee sanadkan.Warbixin kooban oo codsigan ku saabsan waxaa Muqdisho nooga soo diray wariyaha VOAda Cabdicasiis Barrow.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img