Warbixin ku saabsan fatahaado ku dhuftay magaalada Doolow

0
174


Xilli laga cabsi qabay saamaynta roobabka laxaadka le ee gu’ga ee ka curtay Soomaaliya ayaa wararka ka imaanaya dagamda Dooloow ee gobolka Gedo ay sheegayaan in fatahaado ku dhufteen magalada Dooloow. Fatahaadan ayaa sababay barakac.
Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here