20.1 C
New York

War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran

Published:


Muqdisho — 
Waxaa goor dhow war-murtiyeed laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga qaran ee maalmahan ka socday magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhexeeyay madaxda dowladda federaalka ah kuwa maamul goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir.
Shirka ayaa looga hadlay qodoboo ay ka mid yihiin siyaasadda amniga, la-dagaallanka Al-Shabaab, dhameystirka dastuurka iyo arrimo kale.
War-murityeedka ka soo baxay shuirkaas ayaa waxaa warbaahinta u aqriyey, Cabdiraxmaan Maxamed Xasan Xudeyfi, oo ah afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img