Xildhibaano si adag uga hadlay canshuur kordhinta, wareysi

0
160



Xildhibaano si adag uga hadlay canshuur kordhinta, wareysi

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya qaarkood ayaa ka dalbaday Guddoomiyaha Baarlamanka in qodobada doodaha soo socda ee baarlamanka lagu daro cabashooyinka ka imaanaya canshuuraha cusub ee ay dowladu soo rogtey. Baarklamanka ayaa arrinkan maanta kaga dooday kulan ay yeesheen.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here