24.9 C
New York

Baaqyo nabadeed oo ka billowday Muqdisho

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Wax magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad looga hadlaya colaadaha qabaa’ilka u dhexeeya ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay gobollo kamid ah Soomaaliya.Munaasabadda oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha ayaa waxaa kasoo qeyb-galay haldoorka dhallinyarada Caasimadda iyo madax ka socotay dowladda Faderaalka ah ee Soomaaliya.Dhinacyada joogay goobta ayaa ku dheeraaday muhiimadda nabadda iyo aafada colaadaha sokeeye. Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin arrintaasi la xiriirta inoo soo diray.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img