23 C
New York

ISOM oo Kobcinaysa Websites-ka iyo Software-ka Soomaaliya

Published:

Websites-ka ganacsi

ISOM Digital Solutions waxay dhistaa websites-yo ganacsi oo dhab ah, e-commerce, web applications, iyo nidaamyada astaanta (brand). Shirkaddu waxay diiradda saartaa in dhismaha ay ku salaysnaato hawlgalka dhabta ah ee ganacsiga.

Naqshadda

ISOM waxay bixisaa naqshad interface-ka iyo khibrad macaamiil oo heer sare ah, iyadoo la adeegsanayo fahamka deegaanka Soomaaliyeed si ay u soo saarto natiijooyin shaqeeya.

Wararka.so – Warbixin gaar ah

Related articles

Recent articles

spot_img