25.2 C
New York

Galmudug oo ka hadasha dagaal culus oo ka dhacay Ceeldheer, wareysi

Published:


Wararka ka imaanaya magaalada Ceel-Dheer ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka uu halkaasi dagaal qaraar ku dhexmaray malayshiyada Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda Soomaaliya.
Dagaalkan ayaa bilowday ka dib markii ay Al-Shabaab weerar ku qaaday xeryo ay daafaha magaalada ku leeyihiin ciidamada dowladda.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay weerarkan ‘jab xooggan’ ugu geystay Al-Shabaab, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay warbaahinta dowladda.
Wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Aadan Gaboobe ayaa dagaalka uga warramay Wariyaha VOA, Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img