24.5 C
New York

Natiijada Doorashada Galmudug oo la Shaaciyey

Published:

Waxaa la shaaciyey natiijada doorashada golaha Wakiilada Galmudug, iyadoo ururka JSP uu ku guuleystay kuraasta ugu badan ee doorashada.

Wararka Soomaaliya

JSP ayaa helay 63 kursi, waxaana ku xigay Towfiiq oo helay 12 kursi, halka Sincad uu helay 6 kursi, Karaama 5 kursi, Ramaasna uu helay hal kursi, Madalsan hal kursi iyo ururka Saab oo asna helay Hal kursi.

Natiijadan ayaa muujinaysa hoggaanka weyn ee JSP uu ka helay doorashada, iyadoo guud ahaan shanta urur ay wada heleen 89 kursi. Natiijada ayaa sidoo kale saameyn ku yeelan karta jihada siyaasadeed iyo qaab-dhismeedka goleyaasha Galmudug.

Wararka.so waxay kuu soo tebineysaa wararka ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo caalamka. Si aad ula socoto wararkii ugu dambeeyey, booqo boggayaga.

Related articles

Recent articles

spot_img