20.8 C
New York

Caweyska Washington: Abwaan Maxamed Yuusuf (Badda)

Published:


WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan qeybtii 2-aad ee wareysi ay Caasha Ibraahim Aadan la yeelatay Maxamed Yuusuf oo ku magac dheer Badda oo ah hal-abuure heeso badan sameeyey oo ay ku jiraan kuwo uu xaaskiisa u sameeyay.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img