Madaxweyne Lafta-gareen oo ka hadlay xiisadda Itoobiya

0
140


Baydhaba — 
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta ka hadlay xiisaddii siyaasadeed ee ka dhalatay taageeridii ay qaar ka mid ah shacabka Bakool u muujiyeen ciidanka Itoobiya.Laftagareen ayaa ayaa sheegay in Koonfur Galbeed aysan cidna marti ugu ahayn dowladnimada Soomaaliya.Warbixintan waxaa magaalada Baydhaba ka soo diray Mukhtaar Maxmed Catoosh.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here