[ad_1]
Muqdisho —
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; adeegyada uu qabto xafiiska howlaha guud ee Gobolka Banaadir, waxaana marti ku ah guddoomiye ku-xigeenka gobolka Banaadir ee howlaha guud Xasan Maxamed Jimcaale.
Nuur Bukhaari ayaa soo jeedinaya.
[ad_2]
Read More

