[ad_1]
Laascaanood —
Maamulka SSC-Khaatumo ayaa soo saaray amar ku saabsan ilaalinta deegaanka, kaasi oo lagu xoojiyo tallaabooyinka lagula dagaallamayo xaalufinta dhirta.
Kulan dhexmaray Taliyaha Booliska SSC-Khaatumo iyo mas’uuliyiinta Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada ayaa looga doodey sida ay muhiim u tahay in bulshadu ka qayb qaadato ilaalinta deegaanka
Warbixintan waxaa Laascaanood ka soo direy wariyaheena Cabdikariim Olol.
[ad_2]
Read More

