20.1 C
New York

Aadan Madoobe oo magacaabay guddi ka shaqeeya xeerka doorashooyinka

Published:


Muqdisho — 
Gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa magacaabey guddi ka tirsan labada Aqal ee Baarlamanka, kuwaas oo ka shaqeyn doona xeerarka doorashooyinka ururada iyo asxaabta siyaasadda, iyo sidoo kale gudiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Soomaaliya.Talabadan ayaa u muuqata mid ay ku kala qeybsan yihiin mudanayaasha labada Aqal. Haddaba warbixin arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo direy wariyaheena Cabdicasiis Barrow.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img