[ad_1]
Hargeysa —
Waxaa magaalada Hargeysa maanta aas qaran loogu sameeyay, Allah u naxariistee madaxweyinihii hore ee Somaliland Axmed Maxmed Maxamuud (Siilanyo) oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Hargeysa.Warbixitan waxaa soo diray Khadar Maxamed Cakule.
[ad_2]
Read More

