21 C
New York

Howlgallo lagu qaaday jidgooyooyin oo laga fuliyey Bardaale

Published:


Bardaale — 
Maamulka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa howgallo ay maalmahan fuliyeen ku guuleystay inay ku qaadaan jidgooyooyin yaalay degmada Bardaale ee Gobalka Bay, kuwaas oo dhibaato ku ahaa isku socodka gaadiidka iyo shacabka.Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Baydhaba ka soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img