25.2 C
New York

QM: Haweenka Soomaaliya waxay weli wajahayaan tacaddiyo jinsi

Published:


Muqdisho — 
Iyadoo maanta ay ku beegan tahay Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Tacaddiyada Jinsiga ee Xilliyada colaadaha, ayaa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxuu ku baaqday in sare loo qaado ilaalinta xirfadlayaasha caafimaadka iyo shaqaalaha gargaarka bani’aadanimada ee adeegyada muhiimka ah siiya dhibbanayaasha loo geysto tacaddiga jinsiga ee colaadaha la xiriira.
Wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img