28 C
New York

Qareenada Somaliland oo soo dhaweeyey wareegto kasoo baxday madaxweynaha

Published:


Hargeysa — 
Ururka Qareenada Somaliland ayaa soo dhaweeyey wareegto Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ka soo saaray arrimaha kufsiga taasi oo uu ku amray in kaliya fal dambiyeedka kufsiga lagu dhameyn karo maxkamadaha sharci ee awoodda u leh, iyadoo meesha laga saaray wadiiqooyinkii dhaqanka ee lagu xalin jiray arrimaha kufsiga.Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa arrintan ka waraystay xoghayaha Ururka Qareenada Somaliland Xuseen Maxamud Fadal, waxaanu waydiiyey waxa ay ka dhigan tahay wareegtada madaxweynuhu soo saaray?


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img