21.8 C
New York

Maleeshiyadii ku dagaalamay galbeedka Mudug oo la kala qaaday

Published:


Gaalkacyo — 
Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleystay inay kala qaadaan mileeshiyo beeleedyo bilihii u dambeeyay ku dagaalamayay deegaanno ku yaala galbeedka gobolka Mudug.Goobihii laga raray maleeshiyo beeleedyadan ayaa waxaa la geeyay ciidamo ka kala socda Galmdug iyo Puntland.Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixitan ka soo diray Gaalkacyo.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img