More

    Gargaar la gaarsiiyey goobihii Jubaland ee dhowaan laga horeeyey al-Shabaab

    Published on:


    Hay’adda maareynta masiibooyibka Sooomaaliya ee SODMA ayaa sheegtay in gargraar la gaarsiiyay ku dhowaad 900 oo qoys oo ku nool deegaanka Buula Xaaji ee gobolka Jubbada hoose halkaasi oo ka mid ah meelaha dhowaan laga saaray kooxda Alshabaab.
    Gudoomiyaha Hay’adda Sodma Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa u waramay weriyaha VOA Cabdulqaadir Samakaab.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here