21.1 C
New York

Askar iyo saraakiil loo xiray qaraxii Liido

Published:


Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in qaraxii ka dhacay Liido loo xiray askar & saraakiil ciidan, kuwaas oo lagu eedeeyay dayac amni. Sidoo kale, madaxda sare ee dowladda ayaa xaqiijiyay in wixii hadda ka dembeeyaa aan la aqbali doonin dayac dhanka amniga ah oo sababa in dad badan ay waxyeello kasoo gaarto.
Warbixin amuurtaasi ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo diray Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img