More

    Sababaha keenay in ganacsatada Muqdisho ay xiraan goobaha ganacsiga

    Published on:


    Waxaa inta badan xiran goobaha ganacsiga ee magaalada Muqdisho. VOA oo tagtay suuqa Bakaaraha iyo waddada Makka Al Mukarama ayaa soo aragtay goobaha xiran oo u badnaa dukaamada iyo meheradaha kale ee iibiya alaabada electaroonikada ah.
    Gudoomiyaha rugta ganacsiga ee Suuqa Bakaaraha Xassan Cabdi Axmed Xoogsade ayaa u xaqiijiyey VOA in uu xiranyahay suuqa Bakaaraha .
    Gudoomiyaha ayaa sheegay in dadku ay xirteen goobahooda ayna diiddanyihiin bilaabashada cashuurta danabaysan ee wasaaradda maaliyaddu ay soo rugtay.
    Ugu horeyn weriyaheenna Abdulkadir Mohamed Abdulle ayaa weydiiyey gudoomiyaha sababaha loo xirey suuqa Bakaaraha.?


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here