21.2 C
New York

Shirka xal u helidda qaxootiga iyo barakacayaasha oo ka dhacay Muqdisho

Published:


Muqdisho — 
Shir looga hadlayo xal u helida xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka. Barakacayaasha ku sugan Soomaaliya ayaa iminka wajahaya xaalad adag.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img