More

    Agaasimaha CIA-da oo booqasho ku tegay Muqdisho

    Published on:


    Muqdisho — 
    Agaasimaha hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA, William J. Burns ayaa shalay booqasho ku tegey magaalada Muqdisho, isagoo la kulmey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo agaasimaha hay’adda NISA Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe.Si rasmi ah looma shaacin qodobadii ay ka wada hadleen labada dhinac, balse booqashadan ayaa ah tii labaad ee sanadkan gudihiisa uu Burns ku tago Muqdisho.Haddaba, maxay salka ku hayn kartaa booqashadan? Arrimahasi ayaa wariyaheena Cabdulqaadir Samakaab waxa uu wax ka weydiiyey Cabdisalaam Guuleed, agaasime ku-xigeenkii hore ee NISA, oo hadda ka faallooda arrimaha amniga.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here