[ad_1]
Barnaamijka Madasha Haweenka waxaa toddobaadkan marti ku ah Duniya Maxamed Cali, oo madax u ah urur ka shaqeeya waxbarashada iyo horumarinta dumarka Soomaaliyeed. Duniya ayaa ka hadlaysa caqabadaha haysta dumarka Soomaaliyeed, gaar ahaan gabdhaha soo koraya.Waxaa wareysatay Falastiin Axmed Iimaan.
[ad_2]
Read More

